Just Woooow. Xalayto ayaan cashir ku saabsan Data story-telling iyo Data Narration ka qaatay kooras aan dhigto oo ahayd 'Google Data Analytics' , caawana waxaan arkaa mowduuca cashirkii ku saabsan oo si faahfaahsan loo sharxay loona soo bandhigay weliba Afkeenna hooyo.
Mahad badan hakaa gaarto ustaad Maxamed C / Maalik.
Mahadsanid macallimuu.
Ustaad, aad baan uga helay habdhigaalka qoramaada iyo ciwaanka aad xulatay ee “Awoodda Sheeko Sheegista Xogta”.
Wuxuu iga idlaaday anigana oo u sii bogaya qoramadaan muhiim ka ah iyo tusaalooyinka aad u soo qaadatay.
Waxaan aad uga helay sida aad uga hadashay tusaalaha seddexaad, xogwaranka warqadaha Waraqaha Banama. Wuxuu noqday baarintaan heer caalami ah oo sawir cajiib ah ka bixiyay mustaqbalka saxaafadda.
Runtii warbaahinta Soomaalida wey ka arradantahay sheeko sheegista iyo farsamada xogta iyada oo la joogo qarnigaan oo lagu tilmaamo ( Information Age), da’da xogta.
Waxaan rajeynayaa in aan wax badan ka baran-doono, adigana aad nagu hagi-doonto Insha-Allaah.
Farxad bay i tahay inaan kala faidaysano. Soo dhowoow, Haajir.
thanks ustaad mohamed abdulmalik
Mahadsanid ustaad waxad uga hadashay SI qoto dheer
Soo dhowoow, Cabdiraxmaan!